Maharajah wa maroodi ka yamid Asia. Wuxu na leyahay tarik cajib ah. Wuxu dirigiliye farshaxan iyo bugag ila Hindiya, Edinburgh, Belle Vue, ila matxafka Manchester iyo Maharajah safarkis ugu dembeye oo aha Manchester xarunta treenka Piccadilly summerki horay.
Matxafka Manchester wuxu in deer la shaqenaye bulshadaha. Sanadki horay, shabtis ba skoolada la kenay, daa’uus ba maqaxi la kenay iyo maroodi ba la kenay xarunta treenka Piccadilly.
Miilkilaha Belle Vue Zoological Gardens ba ka ibsaday Maharajah circus safrayo sanadki 1872 magalada Edinburgh. Laakin Maharajah way ku atkatay inu treenka koro, markas Maharajah waxa so kexeye ilaaliyaha Lorenzo Lawrence. Safarkas wuxu aha 200 mile, wuxu na ku qatay 10 bari.
Wa #savetheelephantday – wa malin lagu wacyagalinaya maroodiyasha inay halis ku jiran ay dibato badhan la kulman sii ay uu noladan.
24 Jul, 2024
It’s lovely to see an Urdu text about Maharajah at the museum. Thank you Nazia for translating!
16 May, 2023
Comment on the Urdu translation.
Accurate translation and easy to read. Would love to read more!
11 May, 2023
Comment from a reader about the Somali translation (in Somali):
waad ku mahad santahay Sahra sida aad u turjuntay